• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
No Result
View All Result
Home Barnaamijyada Teknogiyada

Maraykanka iyo shiinaha oo heshiis ka gaadhaya TikTok

liiabdulle10 by liiabdulle10
September 29, 2025
in Teknogiyada
0
Maraykanka iyo shiinaha oo heshiis ka gaadhaya TikTok
0
SHARES
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mas’uuliyiin Maraykan ah iyo kuwa Shiine ah ayaa Isniintii sheegay in ay gaadheen heshiis hordhac ah oo uu Maraykanku kula wareegayo aalladda muuqaallada gaagaaban ee TikTok ee uu shiinuhu leeyahay. Warku waxa uu intaasi ku daray in uu jiri doono wicitaan dhinaca taleefanka ah oo Jimcaha ahdhex mari doona Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping.

Wadahadallo socday bilo socday oo dhex marayay dalalka hoggaamiyaha dhaqaalaha caalamka ayaa ku saabsanaa heshiis suurtagal ah oo laga gaadho barta caanka ah ee TikTok oo ay adeegsadaan 170 milyan oo Maraykan ah.

Arrintan ayaa waxa ay ku soo beegantay xilli muddooyinkii la soo dhaafay ay dunida aybo badna ka dhaceen dagaal-ganacsiyeed ballaadhan oo gilgilay suuqyada caalamiga ah.

Kaddib kulan ka dhacay magaalada Madrid oo la qaatay masuuliyiin Shiine ah, Xoghayaha Maaliyadda ee Maraykanka Scott Bessent ayaa sheegay in ay soo dhammaatay muddadii ay bartan bulsho ee TikTok ay carqaladaynaysay dalka Maraykanka. Waxa se uu diiday in uu ka hadlo wuu diiday inuu ka hadlo waxyaabaha gaarka ah ee heshiiskaasi ku saabsan.

Previous Post

Waligaa uma baahan doontid in aad shaqayso’ dembiilayaal lacag ku siiyay wariye si ay u jabsadaan BBC-da

Next Post

(Q.7aad).Fadliga Bisha Ramadaan “Sh: C/llaahi Cali Aadan” (Dhamaad)

liiabdulle10

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Maraykanka iyo shiinaha oo heshiis ka gaadhaya TikTok

Maraykanka iyo shiinaha oo heshiis ka gaadhaya TikTok

September 29, 2025
Somali Ambassador to Kenya Congratulates Dekadaha FC on Historic CAF Confederation Cup Victory

September 28, 2025
(Q.7aad).Fadliga Bisha Ramadaan “Sh: C/llaahi Cali Aadan” (Dhamaad)

(Q.7aad).Fadliga Bisha Ramadaan “Sh: C/llaahi Cali Aadan” (Dhamaad)

September 29, 2025
An earthquake devastates eastern Afghanistan, killing more than 600 and destroying villages

Guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabilay guddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Waqooyi Bari

October 2, 2025
Shirkii isku-duwidda caafimaadka Soomaaliya oo la soo xiray 

Shirkii isku-duwidda caafimaadka Soomaaliya oo la soo xiray 

October 2, 2025
(Q.7aad).Fadliga Bisha Ramadaan “Sh: C/llaahi Cali Aadan” (Dhamaad)

(Q.7aad).Fadliga Bisha Ramadaan “Sh: C/llaahi Cali Aadan” (Dhamaad)

September 29, 2025
Maraykanka iyo shiinaha oo heshiis ka gaadhaya TikTok

Maraykanka iyo shiinaha oo heshiis ka gaadhaya TikTok

September 29, 2025

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Barnaamijyada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Diini
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabilay guddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Waqooyi Bari

Guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabilay guddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Waqooyi Bari

October 2, 2025
Shirkii isku-duwidda caafimaadka Soomaaliya oo la soo xiray 

Shirkii isku-duwidda caafimaadka Soomaaliya oo la soo xiray 

October 2, 2025
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable